Monday, June 23, 2025

Madaafiic Hoobiyeyaal ah oo lagu weeraray xarunta Madaxtooyada Jowhar iyo Wararkii ugu danbeeyay..

Wararka laga helayo magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle ayaa sheegaya in qaraxyo caawa laga maqlay magaalada.

Qaraxyada ayaa la sheegay inay ka dhasheen madaafiic hoobiyeyaal ah oo lagu soo riday caasimadda Hirshabelle oo ay ku sugan yihiin madaxda maamulkaasi iyo musharixiinta fara badan oo halkaasi u tegay Doorashada Aqalka Sare.

Wararkii ugu danbeeyay ee Jowhar laga helo ayaa sheegaya in Hoobiyeyaasha qaarkjood ay ku dhaceen agagaarka Madaxtooyada Hirshabeelle, Xarunta UNICEF iyo Dugsiga Sheekh Xanafi iyo xarumo ka mida magaalada.

Ad

Xaaladda ayaa kacsan magaalada Jowhar, waxaana la maqlayaa rasaas goosgoos ah, iyadoo weli aysan kala caddeyn qasaaraha ka dhashay madaafiicda Caawa lagu weerarray magaalada.

LA SOSO WIXII SOO KORDHA…

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON