Monday, June 23, 2025

Madaxda Dowlad Goboleedyada oo iska fogeeyay Heshiiskii Madaxweyne Waare & dowladda Federaalka [Akhriso]

Afarta Madaxweyn ee maamul Goboleedyada marka laga reebo Hirshabealle ayaa war ka soo saaray heshiiskii madaxweynaha Hirshabeelle la galay dowladda Federaalka Soomaaliya, iyadoo iska fogeeyay heshiiskaasi.

Qoraal kasoo baxay Golaha Iskaashiga dowlad Goboleedyada ee ayaa lagu sheegay in Hirshabelle ay u madax bannaan tahay ka tashiga go’aan ka gaarista masiirka maamulkeeda

Waxay sheegeen is-afgaranwaaga dhex yaalla dowlad goboleedyada iyo Dowladda federaalka uu yahay mid salak ku haya amniga qaranka, Federaaleynta, Dastuurka, Kheyraadka iyo awood qeybsiga.

HOOS KA AKHRISO WAR-MURTIYEED

Image may contain: text

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON