Sunday, August 3, 2025

Madaxda Dowladda Somaliya & Madaxweynaha Puntland oo Salaada Ciida ku tukaday Muqdisho [SAWIRRO]

Madaxda dowlada Federaalka Soomaaliya iyo madaxweynaha Puntland oo ay wehliyaan siyaasiyiin iyo mas’uuliyiin fara badan ayaa boqolaal dadweyne ah kula tukaday salaadda Ciidul Adxaa Masjidka weyn ee isbaheysiga Islaamka ee magaalada Muqdisho.

Madaxa salaada ka qeyb gashay  waxaa ka mid ahaa  Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan ( Jawaari), Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmarke, xubno ka tirsan labada gole ee dowladda iyo qaar kamid ah madaxweyniyaasha maamulada dalka.

DAAWO SAWIRRO

ciidulaxdaa-01ciidulaxdaa-02ciidulaxdaa-03ciidulaxdaa-04ciidulaxdaa-05

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON