Tuesday, June 24, 2025

Madaxda Galmudug oo khilaaf cusub ka dhex oogmay & Fulinta Heshiiskii Ahlu suna oo la isku heysto

Waxaa sii xoogtystay khilaafka ka taagan dhaqangelinta heshiiska mideynta Galmudug ee dhex maray Ahlu suna iyo maamulkii Cadaado ee Galmudug, iyadoo madaxda sare ay soo shaac baxday inay isku khilaafsan yihiin heshiiskaasi.

Guddoomiyaha Barlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa soo bandhigay arrimo badan oo ku xeeran heshiiska, wuxuuna si toos ah uga hor yimid arrimaha ka socda Dhuusamareeb oo uuu sheegay inay sharci darro yihiin.

Arrimaha ugu waaweyn ee la isku heysto ayaa waxaa ugu horeeya: Dastruurka oo lagu xadgudbay & qaabka awood qeybsiga, iyadoo ay beelaha Saleebaan iyo Waceysle hore u sheegeen inay ka baxeen maamulkaasi.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON