Sunday, July 13, 2025

Madaxda Maamul Goboleedyada oo War-kasoo saaray Xaaladda Galmudug [Farmaajo oo la eedeeyay]

Golaha iskaashiga dowlad Goboleedyada ayaa war kasoo saaray xaaladda ka taagan maamulka Galmudug, iyadoo dowladda Federaalka ku eedeeyay inay faragelin qaawan ku heyso maamulka Galmudug.

Qoraalka oo ka koobnaa dhowr qodob wuxuu ku baaqay in Galmudug loo madax bannaaneeyo fulinta heshiiskii ay la gashay Ahlu suna, waxayna madaxweyne Farmaajo ku eedeeyeen faragelin markii  uu sheegay inuu la shaqeynayo guddoomiyeyaasha Baarlamaannada Galmudug iyo Hirshabeelle.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA MAAMUL GOBOLEEDYADA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON