Monday, June 23, 2025

Madaxda Maamul Goboleedyada oo War-murtiyeedkii ugu kululaa ku weeraray dowladda Federaalka [AKhriso]

Golaha iskaashiga Dowlad Goboleedyada Soomaalia ayaa War-murtiyeed ay maanta soo saareen ku weeraray dowladda Federaalka Soomaaliya kuna eedeeyay inay faragelin qaawan ku heyso maamul Goboleedyada dalka.

Kadib tacsi ay u direen dadkii ku waxyeeloobay qaraxii Muqdisho iyo dadka Soomaaliyeed oo ay bogaadiyeen kaalintii ay ka qaadeen taageerada dadkii wax ku noqday, waxaa war murtiyeedka lagu sheegay in xukuumadda Soomaaliya oo ku mashquulsan arrimaha amniga ay dhinaca kale wado siyaasaddo kala fogeynaya dadka.

Waxay ku eedeeyeen dowladda federaalka inay dhaqaalihii loo qoondeeyay dowlad goboleedyada ay u wareejisay siyaasado lagu maja xaabinayo maamulada dalka ka jira, waxayna ka digeen in dowladda dhexe faragelinta ka joojiso maamullada.

Ad

HOOS KA AKHRISO WAR-MURTIYEEDKA

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON