Friday, July 18, 2025

Madaxda Soomaalida ee ka qeyb galeysa caleemo saarka Ismaaciil Cumar Geelle

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galabta gaaray magaalada Jabuuti, waxaana kasii horeeyay madaxda Soomaalida qaarkood, iyagoo ka qeyb galaya caleemo saarak madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo beri ka dhici doono magaalada Jabuuti.

Madaxda Soomaalida ee Jabuuti gaartay waxaa ka mida Madaxweynaha Puntland C/weli Gaas oo uu la socday, madaxweynihii hore ee maamulkaasi C/raxmaan Faroole, Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo, madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed iyo madax kale.

Doorashadii Madaxweyne Geelle uu mar saddexaad ku guuleystay ayaa muran badan ka dhashay, waxaana dib u doorashadiisa loo arkay mid la wada filayay.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON