Madaxweynaha cusub ee Maamul Koofur Galbeed ee Soomaaliya C/casiis Xasan Maxamed (Lafta gareen) auaa socdaalkiisii ugu horeeyay ku tegay magaalada Xudur ee Gobolka Bakool, kadib markii loo doortay xilka.
Wafdiga Madaxweynaha K/Galbeed waxaa la socday musharaxii la tartamay ee Aadan Saransoor, iyadoo si weyn loogu soo dhoweeyay xarunta Gobolka Bakool ee magaalada Xudur, isagoo salaan sharaf ka qaatay Ciidamada gaarka ah ee Koofur Galbeed Soomaaliya.
DAAWO SAWIRRADA