Tag: C/casiis Lafta-gareen

Madaxweynaha Maamulka K/Galbeed oo magacaabay Wasiiru-dowleyaal cusub. [Akhriso]

Madaxweynaha maamul Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen ) Ayaa magacaabey Wasiiru Dowlayaal cusub oo ka mid noqonaya Golaha wasiirada...

Madaxweynaha K/Galbeed oo ku dhawaaqay Dagaal maamulkiisa la gelayaan Alshabab

Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa shaaciyay inuu maamulkiisu wado howlgalladii degaanada maamulkiisa looga xoreyn alhaa maleeshiyaadka Al-shabaab.

Wasiirkii labaad oo iska diiday xil looga magacaabay Golaha Wasiirada Maamulka K/Galbeed.

Wasiirkii Labaad ayaa ku dhawaaqay inuu ka baxay Golaha Wasiirada Maamulka K/Galbeed oo shalay uu magacaabay Madaxweynaha maamulkaasi C/casiis Xasan Maxamed...

Wasiirada uu magacaabay Madaxweyne Lafta-gareen oo sabab yaab leh u diiday xilka [Dhageyso]

Mid ka mida 45 xubnood oo uu shalay magacaabay Madaxweynaha maamulka K/Galbeed ayaa iska diiday inuu xilkaasi qabto.

DAAWO: C/casiis Lafta-gareen: “Dowladda K/Galbeed ayaa ‘Sabeen’ Dowladeed ka xireysa dhibtii ka dhacday Baydhaba..”

Madaxweynaha Maamulka K/Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-Gareen) iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka maamulkaasi Cabdulqaadir Shariif Sheekhunaa Maye  ayaa kulan ay Baydhaba kula yeeshay odayaasha iyo waxgaradka beesha...

SAWIRRO: Caleemo-saarka Madaxweynaha K/Galbeed C/casiis Lafta-gareen & Madaxdii ka qeyb gashay

Madaxda dowlada Soomaaliya ayaa ka qeyb galay caleemo saarkii maanta ka dhacay magaalada Baydhaba ee madaxweynaha maamulkaasi C/casiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen). Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi...

Guddoomiyaha Baarlamaanka & Madaxweynaha Hirshabelle oo gaaray Magaalada Baydhaba [sawirro]

Wafdi uu hogaaminayo Guddomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Shekh C/raxmaan ayaa gelinkii danbe ee maanta gaaray Magaalada Baydhabo, isagoo qeyb ka ah madaxda ka...

Madaxweynaha K/Galbeed oo magacaabay Guddi soo baara Shaqaaqooyinkii Baydhaba [Akhriso]

Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed C/casiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa magacaabay Guddi xaqiiqo raadin ah oo baaraya shaqaaqooyinkii ka dhacay Magaalada Baydhabo ee doorashadii ka...

Madaxweynaha cusub ee K/Galbeed oo safarkiisii ugu horeeyay ku tegay Magaalada Xudur [Sawirro]

Madaxweynaha cusub ee Maamul Koofur Galbeed ee Soomaaliya C/casiis Xasan Maxamed (Lafta gareen) auaa socdaalkiisii ugu horeeyay ku tegay magaalada Xudur ee Gobolka Bakool,...

Madaxweynaha cusub ee K/Galbeed oo xilka la wareeagy & Caleemo-saarkiisii oo dib u dhacay...

Madaxweynaha cusub ee Koofur Galbeed C/casiis Xasan Maxamed Lafta Gareen ayaa maanta la wareegay xilka madaxweynaha maamulkaasi oo dhowaan lagu doortay doorasho muran badan...

Wasiir hore oo kashifay lacagta Dowladda Somalia ku bixisay Doorashadii Madaxweynaha K/Galbeed [Akhriso]

Wasiirkii hore ee Howlaha guud ee xukuumadda Soomaaliya ayaa kashifay lacagta ay dowladda Soomaaliya ku bixisay Doorashada Maamulka K/Galbeed. Eng. Saalax Sheekh Cusmaan ayaa sheegay...

Maxaad ka taqaan Madaxweynaha cusub ee Maamulka K/Galbeed ee Somalia C/casiis Lafta-gareen..?

Waxaa magaalada Baydhaba looga dhawaaqay in C/casiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) loo doortay madaxweynaha maamulka K/Galbeed ee Soomaaliya, kadib doorasho muran weyn ka dhashay oo...

C/CASIIS LAFTA-GAREEN: Musharaxa Madaxtooyada & Lama-filaanka kasoo wajihi kara Doorashada K/Galbeed

Doorashada madaxweynaha maamulka K/Galbeed ee Soomaaliya waxay isu bedeshay doorasho la sii ogyahay qofka ku guuleysan doona, kadib markii dowladda Soomaaliya ay awood milateri...

Maxaa ka dhacay Munaasabadii Khudbad jeedinta Musharaxa C/casiis Lafta-gareen..? [Akhriso]

Waxaa maanta magaalada Baydhaba ka dhacay qeybtii labaad ee khudbad jeedinta musharixiinta xilka madaxweynaha maamulka K/Galbeed ee doorashada muranka ka taagan yahay. Waxaa musharixiinta khudbadda...

Musharaxa Dowladda Somalia ee Doorashada K/Galbeed oo taageeray Ciidamada la geeyay Baydhaba

Musharax Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed C/Casiis Xasan Maxamed (Laftagareen) oo ah musharaxa ay taageereyso dowladda Federaalka ayaa si buuxda u taageeray ciidamada dowlada Federaalka...

Wasiir ka tirsan xukuumadda Soomaaliya oo ku dhawaaqay inuu xilka iska casilay [Akhri sababta]

Wasiirkii Tamarta iyo Biyaha Xukuumadda Soomaaliya C/sasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa goor dhoweyd magaalada Baydhaba uga dhawaaqay inuu iska casilay xilka wasiirnimo. Arrintan ayaa ka danbeysay, kadib...

Shariif Xasan oo eedeyn u jeediyay dowladda Federaalka & Musharax C/casiis Lafta-gareen oo u...

Madaxweynaha maamulka Koofur Galbeed ee Soomaaliya ee waqtigiisu sii dhammaaneyso Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa si weyn ugu eedeeyay dowladda Federaalka Somalia inay faragelin...

SAWIRRO: Musharaxa Dowladda ee Doorashada K/Galbeed oo lagu soo dhoweeyay Baydhaba

Musharaxa xilka madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaliya weliba ah Wasiirka Tamarta iyo Biyaha Xukuumadda Soomaaliya C/casiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) ayaa lagu soo...

Musharixiin ay wadato dowladda Federaalka oo Baydhaba la tegay Gawaarida aanay xabbadu karin

Waxaa magaalada Baydhaba gaaray Laba gaari oo ah nooca aanay xabaddu karin oo laga diyaarad gaara ay ka qaaday Garoonka Diyaaradaha magaalada Muqdisho. Baabuurtan ayaa...
error: Content is protected !!