Monday, January 30, 2023

Dowladda Federaalka oo Dalab u dirtay C/casiis Laftagareen iyo Mucaaradka ka horjeeda

Dowladda Federaalka ayaa War kasoo saartay dagaal ka qarxay magaalada Baydhaba oo u dhaxeeya ciidamo kala taabacsan ciidamada maamulka Madaxweyne C/casiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) iyo mid ka mida Musharixiinta Mucaaradka.

Bayaan kasoo baxay dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay inay ka xun tahay ‘shaqaaqooyinka gacan ka hadalka’ ee maanta ka dhacay magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee dowlad goboleedka Koonfuur Galbeed.

“Dowladda Federaalka waxay ku boorrineysaa dhammaan qeybaha siyaasadda inay miiska wadahadalka ku xaliyaan kala aragti duwanaanshahooda, isla markaana ay ka fogaadaan in dhiig la daadiyo” ayaa lagu yiri warsaxaafadeed kasoo baxay wasaaradda warfaafinta dowladda Federaalka Soomaaliya.

Ad

Baaqa in wadahadal lagu dhammeeyo xiisadda ka taagan muddo xileedka Madaxweyne C/casiis Lafta-gareen ayaa yimid markii ay Musharixiinta Mucaaradka diideen waanwaan uu waday Guddoomiyaha Baarlamaanka Sheekh Aadan Madoobe.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,970FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,970FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON

error: Content is protected !!