Tuesday, July 1, 2025

Madaxweynaha Eritrea oo lagu soo dhoweeyay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho

Waxaa goor dhoweyd Garoonka Aden Cadde ee Magaalada Muqdisho ka degay Madaxweynaha Eritrea Isias Afwerki iyo wafdi uu hoggaaminayo.

Waxaa wafdiga madaxweynaha Eritrea Garoonka ku soo dhoweeyay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo, Ra’iisal wasaare ku xigeenka, wasiiro iyo xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya.

Wafdiga Madaxweynaha Eritrea ayaa magaalada Muqdisho joogi doona muddo 2 maalmood ah, waxaana u wahadal la yeelan doonaa madaxweynaha Soomaaliya.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON