Tuesday, July 15, 2025

Madaxweynaha Galmudug oo caasimad KMG ah u magacaabay Maamulkiisa [Akhriso wareegtada]

Madaxweynaha cusub ee maamulka Galmudug Axmed Geelle Ducaalle Xaaf ayaa soo saaray wareegtadiisii ugu horeysay.

Madaxweyne Xaaf ayaa caasimad KMG ah u magacaabay Cadaado oo horeba maamulka Galmudug ku shaqeynayay, iyadoo caasimadda rasmiga ah ee maamulkaasi ay tahay magaalada Dhuusamareeb.

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON