Madaxweynaha Galmudug aya dib uga laabtay magacaabiddii guddoomiyaha kumeelgaarka Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Galmudug.
Wareegto 8 August kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa lagu caddeeyay markii uu arkay arrimo badan darteed in Mudane Maxamed Cabdullaahi Cabdi (Martello) uu sii heynayo xilkaan inta mudada xil hayntiisu dhamaaneyso.
Waxaa soo abxday in Xaaf u caddaaatay inuusan xilka ka qaadi karin guddoomiyaha hore oo la sheegay inay doorteen Ganacsatada Galmudug
HOOS KA AKHRISO WAREEGTADA