Friday, June 27, 2025

Madaxweynaha Galmudug oo magacaabay Wasiiro cusub [AKhriso Wareegto]

Madaxweynaha Galmuduug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa magacaabay wasiiro cusub oo aan ku jirin liiskii hore.

Wareegto soo baxday 24 bishan Ogost ayuu Madaxweynaha Galmudug ku magacaabay wasiiro cusub oo buuxinaya wasaarado la sheegay inay banaanaayeen.

Wasiirada cusub ee la magacaabay waxaa ka mid:wasiirada Maaliyadda iyo Qorsheynta, wasiiru dowlaha Gargaarka bini aadanimada, wasiir ku xigeenka kaluumeysiga iyo kheyraadka.

AKHRISO WAREEGTADA

21032883_1425554924188475_6712120797585427658_n

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON