Thursday, June 26, 2025

Madaxweynaha Galmudug oo Muqdisho kula kulmay Wakiilka Q/Midoobay

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle [Xaaf] ayaa Muqdisho kula kulmay Wakiilka Qaramada Midoobey ee  Soomaaliya danjire Micheal Keating.

Kulanka ayaa looga hadlay xaaladda Galmudug, shirka London, iyo taageero ay Qaramada Midoobay siiso maamulka Galmudug.

Wakiilka Qaramada Midoobey ee Arimaha Soomaaliya Micheal Keating ayaa sheegay inuu ugu hambalyeeyay Xaaf doorashadii madaxweynaha Galmudug, isla markaana ay ka wadahadleen arrimo dhowr ah oo dib u heshiisiinta muhiimada koowaad u tahay.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON