Sunday, July 13, 2025

Madaxweynaha Jabuuti oo ka baaqday Shir Madaxeedka IGAD [Liiska madaxda ka qeyb galeysa]

Madaxweynaha Jabuuti ayaa ka baaqday shir Madaxeedka IGAD kadib markii cilad qabsatay diyaaradii uu ku soo safri lahaa.

Saraakiisha IGAD iyo dowlada Federaalka ayaa xaqiijiyay in Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle aanu ka soo qeybgeleynin shirka Muqdsho oo xilligan socda, kadib markii diyaaradii uu la socday ay hawada ka noqotay markii ay cilad farsamo oo lama filaann ah  ku timid.

Waxaa kaloo shirka ka maqan madaxweynayaasha labada Suudaan Cumar Albashiir iyo Sliva kiir.

Hogaamiyeyaasha shirka IGAD ee Muqdisho  ka qeybgalaya waxaa kamida:

Ra’iisal wasaaraha Itoobiya

Madaxweynaha Kenya

Madaxweynaha Uganda

Madaxweynaha Soomaaliya

iyo Wasiiro metelaya dalalka Jabuuti, Suudaan iyo Koofurta Suudaan

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON