Sunday, July 13, 2025

Madaxweynaha K/Galbeed Shariif Xasan oo xilkii ka qaaday Taliyihii NISA ee Gobolka Bay [Akhriso Wareegto]

Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa xilkii ka xayuubiyey taliyihii ciidamada nabadsugidda ee Gobolka Bay.

Wareegto maanta kasoo baxday xafiiska Shariif  Xasan ayaa lagu shaaciyey in xilkii laga qaaday Ibraahim Isgowe Ibraahim oo ahaa taliyihii NISA ee Gobolka Bay, waxaana xil ka qaadistiisa sabab looga dhigay inuu xilkiisa gudan waayey, lana shaqeyn waayay wasaaraddaha maamuka K/Galbeed.

HOOS KA AKHRISO WAREEGTADA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON