Madaxweynaha Is-maamul Goboleedka Soomaalida Itoobiya ayaa si la yaab leh uga hadlay banaanbaxyada qowmiyadaha Oromada iyo Amxaarada dalka Itoobiya ka wadaan goboladdooda ee ay ku doonayaan isbedel ku yimaada xukunka dalkaasi ee Tigreegu heysto.
Cabdi Maxamud Cumar ayaa labadaas qowmiyadood si kulul u weeraray isagoo ku hadlay afka Amxaariga ayuuna aflagaado iyo caay kala dul dhacay.
HOOS KA DAAWO VIDEO
Goobjooge.com