Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Huseen ayaa Magacaabay seddex Wasiir oo cusub ka mid noqonaya Golihiisa Wasiiradda ee sida kala gaarak ah loo magacaabayo maalmihii ugu danbeeyay.
Wareegto kasoo baxday Xafiiska Cali Guudlaawe ayaa lagu magacaabay wasiirada kala ah:
1. Maxamed Cumar Ceymoy Wasiirka Wasaarada Beeraha iyo Waraabka.
2. Xildhibaan Saalax Maxamed Xasan Wasiirka Wasaarada Biyaha iyo Tamarta.
3. Xildhibaan Saadaq Salaad Warsame Wasiirka Wasaarada Qorsheynta iyo Xiriirka Caalamiga.

HOOS KA AKHRISO
