Friday, July 4, 2025

Madaxweynaha oo shir caalami ah uga qeyb galaya Addis ababa

Madaxweynaha  Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminaayo ayaa u baqoolay magaalada Addis ababa ee  dalka Itoobiya, halkaasoo uu uga qeybgeli doono shir caalami ah oo looga hadlayo dhaqaalaha dunidaa oo 13-ka July ka furmaya  magaalada Adis Ababa.

safarmadax

Madaxweynaha ayaa safarkiisa waxaa ku wehliya wasiirka maaliyadda xukuumadda Soomaaliya iyo xubno kale. waxaan shirkan ka qeyb galaya madax badan oo caalamka ka socota iyo Hay’adaha  dhaqaalaha aduunka sida Bankiga adduunka iyo Hay’adda Lacagta adduunka.

 

Soomaaliya ayaa ka mida dalalka colaadaha la degeen oo aan la fileyn inay shirkani door weyn ka qaadato marka laga reebo inay goobjoog ka ahaato. Shirka oo looga doodayo dhaqaalaha loo qoondeeyo mashaariicda horumarinta ayaa ka mida saddex shir oo caalami ah oo sanadkan dhacaya.

Goobjooge.com

[ad name=”HTML-1″]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON