Tag: Addis

Ereyadii ugu danbeeyay Duuliyihii Muslimka ahaa Ethiopian Airlines & Janaaso lagu tukaday [Daawo]

Duuliyihii waday diyaaradii Ethiopian Airlines Boeing 737 Max 8 ee ku burburtay duleedka magaalada Adis Ababa ayaa la shaaciyey in ereyadii ugu...

Madaxweyne Farmaajo oo Tacsi tiiraanyo leh u diray dadkii ku dhintay shilkii Diyaaradeed ee...

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray dadkii ku dhintay diyaaradii Ethiopian Airlines ee saaka ku dhacday duleedka...

AKHRISO: Dalalka ay u dhasheen Dadka ku dhintay Diyaaradii Ethoipian Airlines [Mas’uul Somali ah...

Dadkii ku dhintay Diyaaradi Shirkadda Ethoipian Airlines oo nooceedu ahaa Boeing 737-8 MAX ayaa la shaaciyey intooda badan, taasoo dhacday kadib 6...

DEGDEG: Diyaarad ay leedahay Ethiopian Airlines kuna socotay magaalada Nairobi oo dhacday…

War hadda soo dhacay ayaa sheegay in diyaarad ay leedahay shirkadda diyaaradaha Ethopian Airlines ay dhacday, kadib socdaal ay isaga goosheysay magaalooyinka...

Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya oo Madaxweyne Farmaajo hordhigay 4 Qodob oo Xasaasi ah. [Akhriso]

Dowladda Itoobiya aya shaacisay qodobadda ugu muhiimsan ee ay ka wadahadlayaan Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Ra'iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed.

Sidee Madaxweyne Farmaajo loogu soo dhoweeyay Magaalada Addis Ababa..? [Daawo Sawirro]

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhoweyd ka degay garoomka diyaaradaha magaalada Addis ababa ee dalka Itoobiya,...

Madaxweyne Farmaajo oo u dhoofay Addis Ababa & Itoobiya oo War kasoo saartay...

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u dhoofay magaalada Addis Ababba ee dalka Itoobiya, kadib casuumaad...

Somaliland oo War Cad soo saartay : “Waxaa la isku af-gartay in arrimaha Somaliland...

Somaliland ayaa war kasoo saartay kulankii magaalada Addis ababa ku dhex maray madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo Ra'iisal wasaaraha Itoobiya Abiy...

Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya oo Addis Ababa kula kulmay Madaxweynaha Somaliland [Daawo Sawirro]

Ra'iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa xafiiskiisa magaalada Addis ababa kula kulmay madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo maanta socdaal uga...

Madaxweyne Farmaajo oo ku soo jeeda Muqdisho Muuse Biixi u dhoofay magaalada Addis...

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ku soo jeeda magaalada Muqdisho, kadib markii uu socdaal ku soo kala bixiyey dalalka Burundi iyo Jabuuti oo ay...

XOG: Caqabado ka hor yimid kulankii Farmaajo & Muuse Biixi ee Addis Ababa [Farmaajo...

Wararka laga helayo dalka Jabuuti ayaa sheegaya in Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo dib ugu laabanaya magaalad Muqdisho, isagoo aan u tegi...

Madaxweynaha Uganda oo Farmaajo siiyey talo ku saabsan qaabka loo dhiso ciidamo Qaran...

Waxaa dibadda u soo baxay wixii dhex maray madaxweynayaasha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Uganda Yoweri Musaveni, kadib kulan gaara oo ku...

Farmajo oo Addis kula kulmay Madaxweynaha Uganda, kuna soo laabtay magaalada Muqdisho..

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay kaddib ka qayb-galkiisii Shir Madaxeedka 32-aad ee...

Madaxweyne Farmaajo oo Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya uga mahad celiyey taageero uu siiyey[Akhriso-]

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo ka qeyb galaya shir madaxeeda Midowga Afrika ayaa kulan gaara la yeeshay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed. Labada Mas'uul ...

Khudbadii Madaxweyne Farmaajo ka jeediyay Shir Madaxeedka Midowga Afrika ee Addis [Akhriso]

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo ka mida madaxda ka qeyb galeysa shir madaxeedka 32aad ee dalalka Midowga Afrika ayaa khudbad ka...

Shirkii Midowga Afrika oo ka furmay Addis Ababa & Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlay....

Shir madaxeedkii Midowga Afrika ee 32aad ka furmay magaalada Addis ababa iyadoo ka qeyb galayaan madaxda dalalka Afrika iyo marti sharaf...

Maxaa looga hadlay kulankii Madaxweyne Farmaajo & Xoghayaha Guud ee Q/Midoobay? [Akhriso ...

Waxaa magaalada Addis ababa kulan gaara ku yeeshay xoghayaha guud ee Q/Midoobay Antono Gutters iyo madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo.

Madaxweyne Farmaajo oo lagu soo dhoweeyay magaalada Addis Ababa, kana qeyb galaya … [Sawirro]

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa lagu soo dhoweeyay magaalada Addis ababa, isagoo halkaasi uga qeyb galay shir madaxeedka 32aad ee Midowga...

Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed oo heshiisiiyey Mustafe Cagjar iyo Axmed Shide [Sawirro]

Ra'iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa kulan isugu yeeray magaalada Addis ababa madaxweynaha Maamulka Somali State Mustafe Maxamuud Cagjar iyo wasiirka Maaliyadda ahna guddoomiyaha...

Mid ka mida Wasiiradii ugu Caansanaa Xukuumadii hore ee Itoobiya oo Xabsi loo taxaabay

Wararka laga helayo  magaalada Addis ababa ee dalka Itoobiya ayaa sheegaya in wasiir hore oo ka tirsanaa xukuumadii Itoobiya la xiray. Bereket Simon oo ahaan...
error: Content is protected !!