Tuesday, April 16, 2024

DEGDEG: Diyaarad ay leedahay Ethiopian Airlines kuna socotay magaalada Nairobi oo dhacday…

War hadda soo dhacay ayaa sheegay in diyaarad ay leedahay shirkadda diyaaradaha Ethopian Airlines ay dhacday, kadib socdaal ay isaga goosheysay magaalooyinka Nairobi iyo Addis ababa.

Warkan waxaa markii ugu horeysay baahiyey xafiiska Ra’iisal wasaaraha Itoobiya oo tacsi u diray dadka ku dhintay shilka diyaaradeed, iyadoo aan wax faahfaahin ah laga bixin diyaaradda dhacday, qasaaraha soo gaaray dadka saarnaa iyo sababta shilka sababtay.

Diyaarada shilka qabsaday ee Ethiopian Airlines oo ah nooca Boeing 737  ayaa saaka kasoo duushay magaalada Addis ababa, kuna sii jeeday magaalada Nairobi…

Ad

Diyaaradda ayaa la sheegay inay la socdeen 157 qof oo 8 ka mida ay ahaayeen shaqaalihii diyaaradda, mana cadda inay cidna ka badbaaday shilka..

WARARKII UGU DANBEEYAY HOOS KA AKHRISO

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON