Tag: Ethiopian Airlines

Xogtii ugu horeysay oo laga helay Sanduuqa madow Diyaaradii Ethiopian Airlines [Maxaa laga ogaaday?]

Kadib baaritaan socday muddo toddobaad ah ayay mas'uuliyiinta dowladda Itoobiya shaaciyeen in xogtii ugu horeysay laga helay Sanduuqyada Madow ee diyaaradii ...

Ereyadii ugu danbeeyay Duuliyihii Muslimka ahaa Ethiopian Airlines & Janaaso lagu tukaday [Daawo]

Duuliyihii waday diyaaradii Ethiopian Airlines Boeing 737 Max 8 ee ku burburtay duleedka magaalada Adis Ababa ayaa la shaaciyey in ereyadii ugu...

Somalida ku dhimatay Diyaaradii Itoobiya oo korortay & taliyihii Booliska AMISOM oo ka mid...

Sii-hayihii taliyaha ciidamada Booliska AMISOM ee ka howlgala Soomaaliya Christine Alalo, ayaa la xaqiijiyey inay ka mid ahayd dadkii...

Madaxweyne Farmaajo oo Tacsi tiiraanyo leh u diray dadkii ku dhintay shilkii Diyaaradeed ee...

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray dadkii ku dhintay diyaaradii Ethiopian Airlines ee saaka ku dhacday duleedka...

3 Somali ah oo ku geeriyootay Diyaaradii Ethiopian Airlines [Sawirrada burburka diyaaradda]

Saddex qof oo Soomaali ah ayaa la xaqiijiyey inay ku dhinteen diyaaradii Ethiopian Airlines ee saaka ku dhacday duleedka magaalada Addis...

Dowladda Soomaaliya oo tacsi u dirtay Itoobiya iyo Dadkii ku dhintay Diyaaradii Ethopian Airilines

Dowladda Somalia ayaa tacsi u diray shacabka iyo xukuumadda Itoobiya geeridii ka dhalatay diyaaradii Ethopian Airilines oo ku dhacday duleedka magaalad Addis...

AKHRISO: Dalalka ay u dhasheen Dadka ku dhintay Diyaaradii Ethoipian Airlines [Mas’uul Somali ah...

Dadkii ku dhintay Diyaaradi Shirkadda Ethoipian Airlines oo nooceedu ahaa Boeing 737-8 MAX ayaa la shaaciyey intooda badan, taasoo dhacday kadib 6...

Rakaabkii Diyaaradda Ethiopian Airlines oo dhammaan Geeriyooday & dalalka ay kasoo jeedaan oo..

Wararkii ugu danbeeyay ee diyaaradda Ethiopian Airlines oo saaka ku burburtay duleedka magaalada Addis ababa ayaa sheegaya in dhammaan dadkii saarnaa diyaaradda...

Wararkii ugu danbeeyay Diyaaradda Ethiopian Airlines ee burburtay [157 qof ee saarnaa oo laga...

Warar dheeraad aha ayaa laga helayaa diyaaraddii Shirkadda diyaaradaha Ethiopian Airlines ee buburtay iyadoo ku socotay magaalada Nairob, kana timid magaalada Addis...

DEGDEG: Diyaarad ay leedahay Ethiopian Airlines kuna socotay magaalada Nairobi oo dhacday…

War hadda soo dhacay ayaa sheegay in diyaarad ay leedahay shirkadda diyaaradaha Ethopian Airlines ay dhacday, kadib socdaal ay isaga goosheysay magaalooyinka...

Waqtiga ay Shirkadda Ethiopian Airlines dib u bilaabeyso Duulimaadyadii Muqdisho oo la shaaciyey

Shirkadda Diyaraadaha Itoobiya ee Ethiopian Arilines ayaa dib u bilaabeysa duulimaadyadi Garoonka caasimada Soomaliya ee Muqdisho kadib hakad ku yimid muddo dhowr maalmood ah. Wasiirka...

Shirkadda Ethiopian Airlines oo 40 sano kadib Duulimaad rasmi ah ka bilowday Garoonka Muqdisho...

Duulimaadkii ugu horeeyay ayey maanta magaalada Muqdisho ku timid diyaaradda Shirkadda Ethiopian Airlines, iyadoo ay noqoneyso markii ugu horeysay muddo 40 sano ka badan...

Ethiopian Airlines to fly to Somalia for the first time in four decades

Ethiopia’s national carrier will start flying to the Somali capital, Mogadishu, on November 2 for the first time in four decades, the airline reported...

Shirkadda Ethiopian Airlines oo maanta dib u bilaabeysa duulimaadyadii dalka Erteriya

Shirkadda Ethiopian Airlines ee dalka Itoobiya ayaa maanta dib u bilaabeysa duulimaadyadii  ay ku tegi jirtay, iyadoo isga gooshi doonta magaalooyinka Addis Ababa iyo...

Shirkadda Diyaaradaha Ethiopian Airlines oo 20 sano kadib bilaabeysa Duulimaadyadii dalka Eritrea

Shirkadda diyaaradaha Itoobiya ee Ethiopian Airlines ayaa dib u billaabaysa dulimaadkeedii ay ku tegi jirtay dalka Ereteriya oo joogsaday sannadkii 1998-dii, markii toobiya iyo Eritrea...