Sunday, June 22, 2025

Shirkadda Ethiopian Airlines oo joojisay inay tagto 30 dal oo Somalia ka mid tahay. (Akhriso Liiska)

Shirkadda Diyaaradaha Ethiopian Airlines (Ethiopian) ayaa ku dhawaaqday liiska 30 dal oo ay joojisay inay duulimaad ku tagto oo ay Soomaaliya ka mid tahay, kadib amarro kasoo baxay dowladaha dalalkaasi oo looga hortegayo faafista cudurka Coronavirus.

Liiska dalalka aysan tegi doonin diyaaradaha shirkadda Ethiopian airlines waxaa ka mida dalal badan oo Afrika Yurub iyo Asia ku yaalla. Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa maanta ku dhawaaqay in dhammaan rakaabka imaanaya dalka Itoobiya la gelin doono 14 maalmood oo karantiil ah, waxaana la xiray Baararka iyo goobaha lagu caweeyo.

HOOS KA AKHRISO LIISKA

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON