Sunday, June 22, 2025

Waqtiga ay Shirkadda Ethiopian Airlines dib u bilaabeyso Duulimaadyadii Muqdisho oo la shaaciyey

Shirkadda Diyaraadaha Itoobiya ee Ethiopian Arilines ayaa dib u bilaabeysa duulimaadyadi Garoonka caasimada Soomaliya ee Muqdisho kadib hakad ku yimid muddo dhowr maalmood ah.

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Salaad aya sheegay  Shirkadda diyaaradda Itoobiya ay berrito oo Khamiis ah dib u bilaabeyso duulimaadayada garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde kaddib markii shirkadda dhawaan ay hakisay duulimaadyadeeda.

Shirkadda diyaaradaha Itoobiya ayaa tan iyo Sabtidii dhawaan baajisay duulimaadyadii ay ku tegi jirtay garoonka diyaaradaha Muqdisho, kadib markii garoonka lagu qabtay nin ajnabi ahaa oo sitay sunta dadka ka ilimeeysiisa.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON