Thursday, April 18, 2024

Wararkii ugu danbeeyay Diyaaradda Ethiopian Airlines ee burburtay [157 qof ee saarnaa oo laga cabsi…]

Warar dheeraad aha ayaa laga helayaa diyaaraddii Shirkadda diyaaradaha Ethiopian Airlines ee buburtay iyadoo ku socotay magaalada Nairob, kana timid magaalada Addis ababa.

Shilka diyaaradda oo markii ugu horeysay uu shaaciyey Xafiiska Ra’iisal wasaaraha Itoobiya ayaa hadda waxaa soo baxaya warbixin ku saabsan diyaaradda burburtay, waxaana shirkadda Ethiopian Airlines ay xaqiijisay in diyaaradda nooceedu ahaa Boeing 737  oo kasoo duushay magaalada Addis ababa, kuna sii jeeday magaalada Nairobi ay dhacday…

Diyaaradda waxaa la socday 149 qof oo rakaab ah iyo 8 qof oo ahaa shaqaalihii diyaaradda, waxaana bayaan kasoo baxay Shirkadda lagu sheegay in diyaaradda oo ka duushay garoonka Bole International ee Addis ababa saacadu markay ahayd 8:38 uu shil qabsaday 6 daqiiqo kadib markii ay duushay, waxaana socda howlgal diyaaradda lagu baadi goobayo.

Ad

157 qof oo saarnaa ayaa laga cabsi qabaa inay dhinteen, laakiin ma jirto war xaqiijinaya cid ka badbaaday shilka.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON