Shirkada Ethiopian Airlines ayaa ku dhawaaqday xilliga ay duulimaadka ka bilaabeyso magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland.
War kasoo baxay shirkadda Ethiopian Airlines ayaa lagu sheegay in 15-ka bisha July 2019 ay bilaaban doonaan duulimaadyada shirkadda diyaaradaha Ethiopian Airlines ee Garowe, waxaaana Guddoomiyaha shirkadda Mr. Tewolde GebereMariam uu sheegay inay farxad u tahay inay bilaabaan duulimaad ay ku tegayaan magaalada Garowe, Somalia, iyagoo hore u tegi jiray magaalada Muqdisho.
Duulimaadyada shirkadda Ethiopian Airlines ayaa noqon doona sida soo socota:
Flight
Number Frequency
Departure
Airport Departure time Arrival
Airport Arrival
Time Sub Fleet
ET 0368 Mon, Wed,
Sat. ADD 11:30 BSA 13:35 ET DH8
ET 0368 Mon, Wed,
Sat. BSA 14:35 GGR 15:20 ET DH8
ET 0368 Mon, Wed,
Sat. GGR 16:20 ADD 18:20 ET DH8