Dowladda Soomaaliya oo tacsi u dirtay Itoobiya iyo Dadkii ku dhintay Diyaaradii Ethopian Airilines

Dowladda Somalia ayaa tacsi u diray shacabka iyo xukuumadda Itoobiya geeridii ka dhalatay diyaaradii Ethopian Airilines oo ku dhacday duleedka magaalad Addis ababa oo dad ku dhow 160 qof ay ku dhinteen.

War kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha dibadada Somalia ayaa lagu sheegay in dowladda Federaalka Soomaaliya ay tacsi u direyso shacabka iyo dowladda Itoobiya musiibada ka dhalatay diyaaradda burburtay oo dad badan ay ku dhinteen, kuwaasoo uu ka mid yahay qof Soomaali ah.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

129,356FansLike
1,243FollowersFollow
3,414FollowersFollow

WARARKA UGU SHIDAN

error: Content is protected !!