Wednesday, June 25, 2025

Madaxweynaha oo xilkii ka qaaday Guddoomiyihii Maxkamada Sare ee ciidamada, kuna soo celiyay..

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa mar kale xilka Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Ciidamada Qalabka u magacaabay guddoomiyihii hore ee uu xilka ka qaaday Madaxweyne Farmaajo.

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha ayaa Jeneraal Liibaan Cali Yaroow dil loogu magacaabay Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Ciidamada Qalabka sida oo hore xilkaasi u soo qabtay.

Xilka Guddoomiyaha Maxkamadda Sare waxaa laga qaaday Gen. Maxamuud Axmed Xasan (Dalab), kaasoo madaxweyne Farmajo uu xilkaasi u dhiibay, balse aanu muuqan waxqabadkiisa.

Wasiirka Difaaca Soomaaliya Cabduqaadir Maxamed Nuur ayaa shaaciyey dib u magacaabista Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee ciidamada.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON