Madaxweynaha Puntland C/wali Maxamed Cali (Gaas) ayaa war ka soo saareay Qarixii Is-miidaaminta ahaa ee maana ka dhacay magaalada Magaalada Gaalkacyo oo ay sheegtay kooxda Alshabaab.
C/weli Gaas ayaa tacsi u diray dadkii qaraxa ku dhintay, gaar ahaan xisaabiyihii Puntland ee Gobolka Mudug Siciid Cali Yuusuf.
HOOS KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEED TACSI AH
Goobjooge.com