Tuesday, July 15, 2025

Guddoomiyaha Baarlamaanka oo xiray kalfadhigii 7-aad ee Baarlamaanka

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa galabta ku dhawaaqay inuu xiran yahay kalfadhigii 7-aad ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya oo socday muddo dheer.

Mudane Jawaari  ayaa sheegay in Xildhibaanada Baarlamaanka ay galayaan muddo bil ah oo fasax ah, xildhibaanada ayaa aadi doona Gobolada ay kasoo jeedaan si ay Warbixino uga keenaan xaaladda goboladaasi.

Waxaa sidoo kale lagu dhawaaqay in kalfadhiga 8-aad Golaha Shacabka uu furmi doono Bisha April  horaanteeda. Kulankii maanta ee ugu danbeeyay kalfadhiga 7-aad oo waxaa su’aalo lagu weydiiyay Taliyaha Hay’adda Nabadsugidda Soomaaliya Gen. C/raxmaan Maxamed Tuuryare oo wax laga weydiiyay arrimaha ammaanka.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON