Wednesday, July 2, 2025

Madaxweynaha Soomaaliya oo iska xaadiriyay caleemo saarka Axmed Madoobe

Madaxweynaha dowladda Federaalka  Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ayaa goor dhowyd gaaray  magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada hoose halkaasoo ay ka dhici doonto xaflada caleemo saarka madaxweynaha maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe).

Xasan-Sheekh-iyo-Axmed-Madoobe

Madaxweynaha ayaa kamid noqonaya madax ka kala socotay dalalka Kenya, Itoobiya, maamulada dalka ka jira iyo wakiilada beesha calaamka oo xafladaasi ka qeyb galaya, iyadoo horeba xiriirka Axmed Madoobe iyo Xasan Sheekh u wanaagsanaa.

Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali ayaa isna goor hore oo saaka ah tegay magaalada Kismaayo, waana markii ugu horeysay ee Madaxweynaha iyo Ra’iisal wasaaraha xaflad noocan oo kale ah ay ka wada qeyb galaan.

Goobjooge.com

[ad name=”HTML-7″]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON