Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeybgalaya xafladda furitaanka Shir Madaxeedka Iskaashiga Afrika iyo Japan ee NAIROBI 2016 ayaa khudbad ka jeediyay shirka.
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Khudbadda uu ka jeediyay shirka uga hadlay muhiimadda dhaqaalaha furfuran, xoojinta iskaashiga Afrika iyo Japan, xiriirka iskaashi ee Somalia iyo Japan, la dagaalanka argagixisada, doorashada 2016 iyo horumarka ay Somalia ku talaabsatey.
SAWIRRO
Goobjooge.com