Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa duhurnimadii maanta ka dhoogfay garoonka diyaaradaha Muqdisho, sigoo ku sii jeeda magaalada Kampala ee dalka Uganda.
Socdaalka madaxweynaha oo dhowr maalmood qaadan doona ayaa ka bilaabanaya dalka Uganda isagoo tegi doona dalalka ay ciidamada ka joogaan Soomaaliya ee ka tirsan AMISOM.
Ujeedka socdaaka Madaxweyne Farmaajo ayaa lagu sheegay si madaxda dalalkaasi ay gacan uga geysan lahaayeen dagaal lagu qaadayo kooxda Alshabaab kadib weerarkii weynaa ee ay ka geysteen magaalada Muqdisho.
Farmaajo oo booqasho degdega ku tegaya dalalka ay ciidamada ka joogaan Somalia [Warbixin]