Friday, June 27, 2025

Madaxweynaha Turkiga oo lagu dhaariyey Xarunt Baarlamaanka Ankara & Muuqaaladii ugu danbeeyay [Sawirro]

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa goor dhoweyd lagu dhaariyey xarunta Baarlamaanka Turkiga magaalada Ankara.

Erdogan ayaa magaalada Ankara waxaa lagu galibiyey baabuurta madaxtooyada iyadoo dadweyne fara badan ay wadooyinka tuban yihiin, waxaana markii tegay xaruna baarlamaanka sacab ku soo dhoweeyay xildhibannada cusub ee Baarlamaanka oo hortooda uu ku dhaaray muddp 5 sano ah, isagoo awood balaaran leh.

DAAWO SAWIRRO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON