Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa waraaqihii aqoonsiga ka guddoomay safiirka cusub ee Soomaaliya u fadhin doona dalkaasi Jaamac C/llaahi Maxamed.
Qaabiladda ayaa ka dhacday xarnta Madaxtooyada dalka Turkiga, iyadoo Jaamac Ceydiid uu yahay safiirkii labaad ee dowladda uu hoggaamiyo Maxamed C/llaahi Farmaajo ay magacawdo.
DAAWO