Monday, June 23, 2025

Madaxweynayaasha maamul Goboleedyada oo looga wada yeeray Imaaraadka Carabta [Akhri sababta]

Madaxweynayaasha maamul goboleedyada Soomaaliya ayaa dhammaantood looga yeeray dalka Imaaaraadka Carabta oo ay si hayaan ay u wada tageen.

Madaxweynaha Puntland C/weli Gaas ayaa ugu horeeyay madaxweyne goboleed booqda Imaaraadka Carabta, waxaana ku xigay Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe oo weli ku sigan dalkaasi, Waax iska  Dubai gaaray Shariif Xasan Sheekh Aadan madaxweynaha Koonfur Galbeed oo isna maalmo dhowr ah hadda ku sugan Dubai.

Madaxweynayaasha maamulada Galmudug C/kariin Guuleed iyo Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosoble ayaa shalay wadajir uga duulay magaalada Muqdisho iyadoo gaaray magaalada Dubai, xilligaas oo Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid isna uu sii maris ku ahaa magaalada Nairobi, kuna sii jeeday Dubai.

Ad

Ujeedka dowladda Imaaraadka ayaa la sheegay inuu ku saabsan yahay doorashada Soomaaliya ka dhici doonto 2016 oo ay dooneyso inay saameyn ku yeelato, iyadoo xogtu sheegeyso inay wadato musharaxiin ay dooneyso inuu ku soo baxo xilalka sare ee dowladda cusub.

Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON