Sunday, July 27, 2025

Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Kenya oo shir gaara ku yeeshay Nairobi

Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Kenya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Uhuru Kenyatta ayaa shir gaara ku yeeshay magaalada Nairobi.

Shirkan ayaa ka mid ahaa shir gaar gaara oo madaxweynaha Kenya uu la yeelanayay madaxda ka qeyb galeysa shir madaxeedka Afrika iyo Japan ee magaalada Nairobi ka socda.

Labada Madaxweyne ayaa la sheegay inay ka wadahadleen xiriirka labada dal iyo arrinta Alshabaab oo Kenya ay dadaal ugu jirto in loo bedelo ciidamo ka socda Q/Midoobay.

Soomaaliya iyo Kenya ayaa dacwad ku saabsan xuduudka Badda uga socotaa maxkamadda cadaaladda adduunka, iyado dacwadaasi ay Kenya dooneyso inay Soomaaliya dib ula noqoto, waxaana lagu wadaa inay dib u bilaabato bisha Septembar.

Uhuru-Hassan

Uhuru-Hassan1Goobjooge.com

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON