Tuesday, June 24, 2025

Madaxweyne Axmed Geelle Xaaf oo ku sugnaa Dhismaha Qaraxa ka dhacay ee Magaalada Nairobi

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf iyo xubno la socday  ayaa la sheegay inay ku sugnaayeen hotelka Dusit2 ee magaalada Nairobi oo galabta ay qaraxyo ka dhaceen.

Sida uu sheegay xubin ka tirsan wafdiga Xaaf waxay dhismaha hotelka kulan kula lahaayeen Madaxweyne Axmed Ducaalle Geelle Xaaf hay’ad samafal, iyadoo qaraxu dhacay isla markii ay galeen hotelka, balse waxaa u suuragashay inay dhinaca kale ee dhismaha uga baxaan.

Xaaf ayaa sheegay inuusan hotelka ku jirin, balse uu ku socday xafiiska Hay’adda SSF ee dhismaha ku yaalla, markii uu qaraxa dhacayna uu galay dadkii goobta ka yaacay, isagoo isaga tegay goobta.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON