Friday, June 27, 2025

Madaxweyne C/kariin Guuleed oo maamul KMG u magacaabay Gelinsoor (Dhageyso )

Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa soo gabagabeeyay socdaal qaatay laab maalmood oo uu ku tegay degaanka Gelinsoor, wuxuuna faahfaahin ka bixiyay socdaalkiisa isagoo sheegay inuu maamul kumeelgaara oo  uu sheegay inuu u gogol xaarayo dib u heshiisiinta iyadoo gogol nabadeed la dhigi doono halkaasi oo beelaha degaankaasi wada deganaa la filayo in heshiis lagu dhex dhigo, laguna walaaleeyo.

guuleed

C/kariin Guuleed ayaa wada qorshe uu maamulkiisa ku baaahinayo inkastoo kooxda Ahlu suna oo maamul barbar socda kiisa ka dhistay Dhuusamareeb ay caqabad weyn ku tahay dadaalkiisa.

DHAGEYSO MADAXWEYNAHA GALMUDUG OO KA WARBIXINAYA SOCDAALKIISII GELINSOOR

Goobjooge.com

[ad name=”HTML-1″]

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON