Sunday, July 13, 2025

Madaxweyne Famaajo iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo ka dhoofay Muqdisho [Halkee ku sii jeedaa..?]

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhoweyd ka dhoofay garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqddsho.

Wafdiga Madaxweynaha ayaa sii maraya magaalada Nairobi ee dalka Kenya, isagoo ku sii jeeda magaalada Beijing ee dalka Shiinaha, halkaasoo uu uga qeyb gali doona shirweynaha  Afrika iyo Shiinaha ee Forum on China-Africa Cooperation (FOCAC) .

Madaxda Afrika ayaa intooda badan ka qeyb galaya shirka, waxaana maanta ka degay Shiinaha madax  dhowr ah, iyadoo madaxweynaha Soomaaliya uu ka mid yahay madaxda lagu casuumay shirkaasi.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON