Wednesday, August 6, 2025

Madaxweyne Farmaajo oo gaaray magaalada Marko ee Gobolka Sh/Hoose

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa goor dhoweyd gaaray magaalada Marko ee Gobolka Shabeellaha Hoose.

Socdaalka Madaxweynaha ee magaalada Marko ayaa noqonaya kii ugu horeeyay ee uu magaaladasi ku gaaro muddo 2 sano ku dhow tan iyo markii uu xilka qabtay, waxaana la sheegay inuu  kulamo la yeelan doono qeybaha bulshada ku nool magalaada colaadu ragaadisay ee Marko.

Waxaa kaloo Madaxweyne Farmaajo la sheegay inuu waqti la qaadan doono Guutada 14-ka Oktoobar ee Ciidanka Xoogga Dalka oo magaalada ka saaray kooxda Alshabaab, isla markaana heshiisiiyey maleeshiyo beeleed muddo dheer isku hor fadhiyey magaaladaasi.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON