Home Madaxtooyada Madaxweyne Farmaajo oo kormeeray ciidamo Somali ah oo lagu tababarrayo dalka Uganda...

Madaxweyne Farmaajo oo kormeeray ciidamo Somali ah oo lagu tababarrayo dalka Uganda [Sawirro]

-

- Advertisement -

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa galabta kormeeray askar ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo tababar Layli Sarkaal ah ku qaadanaya Kulliyadda Tababarka Militariga Kabamba ee dalka Uganda.

- Advertisement -

Saraakiishan uu tababarku uga socdo xarunta Kabamba oo ku taalla bartamaha Uganda ayaa tiradoodu ku dhawdahay 100, waxaana la filayaa in ay bartamaha sanadkan dib ugu soo laabtaan dalka si ay uga qayb qaataan dhismaha iyo tababarrada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

Madaxweynaha oo dhiirrigelin u sameeyay saraakiishan ayaa adkeeyay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ahmiyad weyn siineyso sidii saraakiishan iyo kuwa lamidka ah ee tababarrada ku maqan ay uga qayb qaadan lahaayeen dagaalka dalka looga sifeynayo kooxaha Argagixisada ah.


- Advertisement -

WARARKA MAANTA

Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Somalia oo lagu xayiray Garoonka Jomo Kenyatta ee Magaalada Nairobi.

Wararka laga helayo magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa sheegaya in mas,uuliyiin ka tirsan dowlada Soomaaliya ay Caawa ku xayiran yihiin Garoonka...

Dowladda Kenya oo Wasiirada & Xildhibaanada Somalia ka joojisay Fiisooyinkii lagu siin jiray Garoomada

Dowladda Kenya ayaa qaadatay go'aan kale oo ka dhan ah dowladda Soomaaliya, kadib markii ay joojisay in Wasiirada iyo Xildhibaannada dowladda Soomaaliya...

Weerarro Bambooyin oo lagu qaaday Saldhigyo Boolis oo ku yaalla Muqdisho & Rag loo qabtay.

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in caawa weerarro bam lagu qaaday laba ka mida saldhigyada Booliska magaalada Muqdisho.

Koox hubeysan oo fal dil ah ka geystay Xaafad ka tirsan Magaalada Muqdisho..

Koox hubeysan ayaa Caawa dil ka geysatay Xaafad ka tirsan degmada Howl-Wadaag ee magaalada Muqdisho, iyagoo kadibna baxsaday.

Qurbe-joogta Kenya oo faafiyey Muuqaal Colaad looga Dhex abuurayo Dalalka Somalia & Kenya… [Daawo]

Waxaa baraha bulshada lagu faafiyey muuqaalay duubeen aqoonyahano Kenyaan ah oo qurbe joog ah, kaasoo ujeedkiisu yahay in colaad iyo xiisad siyaasadeed...

Madaxa Arrimaha Dibadda Midowga Yurub oo Muqdisho lagu soo dhoweeyay & Kulan dhex maray.. (Sawirro)

Waxaa maanta magaalada Muqdisho soo gaaray wafdi ay hoggaamineyso Madaxa Arrimaha Dibadda & Siyaasadda Midowga Yurub Federika Mogherini, waxaana garoonka Muqdisho...

MUST READ

Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Somalia oo lagu xayiray Garoonka Jomo Kenyatta ee Magaalada Nairobi.

Wararka laga helayo magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa sheegaya in mas,uuliyiin ka tirsan dowlada Soomaaliya ay Caawa ku xayiran yihiin Garoonka...

XOG: Galmudug oo noqotay halka laga bixiyey Imtixaankii Dowladda ee Dugsiyada Sare (Akhriso)

Maamulka Galmudug ayaa noqday halka laga bixiyey imtixaanka Shahaadiga ahaa ee dowladda, kaasoo la joojiyey markii uu socday muddo saddex maalmood ah.

Madaxweyne Farmaajo oo Qorshe yaab leh u degay Shirka Garowe & Madaxda Puntland & Jubaland [Akhriso]

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo cadaadis weyn ka heystay shirka Garowe ee maanta ka furmay, ayaa qorshe yaab leh u degay...

XOG: Guddoomiyaha G/Banaadir oo ka qeyb galaya Shirka Garowe & Madaxweyne Farmajo oo ku adkeystay…

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, Mudane Cabdiraxmaan Cumar Yariisow ayaa gaaray Magaalada Garoowe ee xarunta Maamulka Puntland, isagoo ka mid ahaa wafdigii la...

TOOSHKA GOOBJOOGE

error: Content is protected !!