Sunday, July 13, 2025

Madaxweyne Farmaajo oo Fahad Yaasiin u magacaabay Agaasimaha Madaxtooyada

Agaasimaha guud  ee madaxtooyada Soomaaliya ayaagoor dhoweyd lagu dhawaaqay.

Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa loo magacaabay agaasimaha Madaxtooyada Villa Somalia, waxaana agaasimaha guud ee madaxtooyada uu ka mid ahaa saaxiibadii gacanta weyn ku lahaa doorashadii Farmaajo.

Agaasime ku xigeenka ayaa la sheegay in loo magacaabayo haweeney hore u soo noqotay xildhibaan ka tirsan Baarlamaankii KMG ahaa, iyadoo aanay xil ka qaadista agaasinkii hore saameyn doonin C/qaadir Shoole.

Arrintan ayaa noqoneysa markii saddexaad ee madaxweyne Farmaajo uu isbedel ku sameeyo agaasinka madaxtooyada muddo saddex bilood ah oo uu xilka hayay, taasoo muujineysa siyaasadda aan salka fadhiya lahayn ee ku wareegsan madaxweynaha.

Goobjooge

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON