Wednesday, June 25, 2025

Madaxweyne Farmaajo oo furay wejiga labaad hirgelinta Manhajka Dowladda ee Dugsiyada Hoose/Dhexe

 Madaxweynaha soomaaliya maxamed Cabdullaahi Farmaajo auaa maanta daah furay Manhajka Dugsiyada Hoose iyo Dhexe ee dalka oo sanadakn dhaqan galaya.

Madaxweyne Farmaajo oo uu la socdo Wasiirka Waxbarashada C/llaahi Goodax Barre ayaa tegay Dugsiga Maxamuud Mire ee magaalada Muqdisho, wuxuuna sheegay in manhajka cusub e dowladda ay ka faa’iideysan doonaan arday ka bdan 300,000 oo wax ka barta 915 iskuul oo ku yaalla Gobollada dalka.

Madaxweynaha ayaa sheegay in la daabacay buugaag ka badan Hal Milyan iyo buugaagta macalimiinta oo gaaraya boqol kun, wuxuuna bogaadiyay shaqada wasiirka Waxbarashada, isagoo sheegay in shaqada manhajka ay qabteen khuburo Soomaaliyeed, wuxuuna buugaagta manhajka u qeybiyey ardayda wax ka barta Dugsiga Maxamuud Mire.

Image may contain: 2 people, people sitting
Image may contain: 8 people
Image may contain: 4 people, people standing and suit
Image may contain: 9 people, people smiling, people standing
Image may contain: 3 people, people standing and suit

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON