Sunday, July 13, 2025

Madaxweyne Farmaajo oo gaaray magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan (Sawirro)

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi la socda ayaa goor dhoweyd gaaray magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan, oo ku jira xaalad ay biyo go’doomiyeen.

Ujeedada socdaalka madaxweye Farmaajo ayaa ah sidii uu xog ogaal ugu noqon lahaa xaaladda magaalada Beledweyne oo fatahaad xoog leh ay saameyn ku yeelatay, waxaana madaxweynaha Garoonka diyaaradaha ee magaalada Beledweyne kusoo dhoweeyay madaxweynaha Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare iyo Mas’uuliyiin kale.

Dowladda Federaalka ayaa lagu eedeeyay inay ka gaabisay gurmadka dadka ku waxyeeloobay fatahaadda ka dhacday magaalada Beledweyne.

Image may contain: 2 people, people standing and outdoor

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON