Thursday, July 17, 2025

Madaxweyne Farmaajo oo ka qeyb galay Janaasada Askari ka tirsanaa Ciidamadii uu watey Jen. Caanood [Sawirro]

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa galabta ka qeyb galay janaasada Dable ka tirsana ciidamada xoogga dalka oo ka dhacday magaalada Muqdisho.

Dable Cabdullaahi Macalin braahim ayaa ahaa askari ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed kaasoo ku geeriyooday howlgalladii maalmahan ka socday deegaanno ka tirsan Gobolka Sh/Hoose ee uu hoggaamineyay Jeneraal C/llaahi Cali Caanood.

Madaxweynaha ayaa Alle uga baryey askariga naxariis, wuxuuna  Qoyskiisa ku booqday gurigooda magaalada Muqdisho, isagoo u tacsiyadeeyay.

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON