Madaxweyne Farmaajo oo ku dhawaaqay Dhismaha Golaha Dhaqaalaha Qaranka [Akhriso Wareegto]

0

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa magacabaay Golaha Dhaqaalaha Qaranka kadib wareegto kasoo baxday xafiiska Madaxtooyada Soomaaliya 12-kii Bishan July 2018.

Xeer madaxweyne ayaa lagu abuuray dhismaha Guddiga cusub ee Dhaqaalaha Qaranka oo ka kooban: Guddi-hoosaadka dhaqaalaha Golaha Wasiirada, Guddoomiyaha Bankiga Dhexe, Madaxda Dowlad Goboleedyada iyo Shan Xubnood oo la-taliyeyaal ah oo lagu soo xulayo aqoontooda.

HOOS KA AKHRISO WAREEGTADA