Sunday, July 6, 2025

Madaxweyne Farmaajo oo siyaaro ku tagay Qabriga Aas-aasaha dowladda cilmaaniga ah ee Turkiga [Sawirro]

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iy wafdigii la socday oo ku sugan Turkiga ayaa booqday Qabriga aas-aasihii dowladda cilmaaniga ee Turkiga Mustafa Ataturk.

Waxaa booqashada ku wehliyey madaxweynaha dhammaan wafdiga la socday oo ka kooban wasiiro, xildhibaano iyo la-taliyeyaal, waxaa kaloo ka mid ahaa saraakiisha dowladda Turkiga.

SAWIRRO

Goobjooge.com

Madaxweyne Farmaajo oo booqday Qabrigii Aas-aasaha Imaaraadka Carabta [Sawirro]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON