Saturday, June 28, 2025

Madaxweyne Farmaajo oo u yeeray Madaxda Maamul Goboleedyada [Muxuu kula hadlay..?]

Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa la kulmay madaxweynayaasha maamul goboleedyada dalka ka jira.

Madaxweynayaasha maamulada oo ay ka mid ahaayeen madaxweynaha Puntland C/weli Gaas, Madaxweynaha Galmudug C/kariin Guuleed, madaxweynaha Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosoble, iyo madaxweynaha Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan.

Kulanka ayaa ahaa mid uu dalbaday madaxweyne Farmaajo, iyadoo looga hadlay dalab uu hor dhigay oo ku saabsan madaxda maamulada dalka oo ay ka mid yihiin: Wadashaqeyn dhex marta maamukiisa iyo maamulada dalka iyo inay iska kaashadaan wax ka qabashada arrimaha abaaraha.

Madaxweynaha Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosoble ayaa kulanka kadib saxaafadda la hadlay isagoo sheegay inuu madaxweynaha kala hadlay xaaladda dalka, isagoo intaasi ku daray in madaxweyne kasta marka la doorto ay dadka soo dhoweeyaan.

DHAGEYSO

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON